About us:-

Mugadihsu Publuc Notary shaqada ay qabato waxaa kamid ah:-

  1. Kala wareejinta Guryaha gobolada iyo degmooyinka.
  2. Kala wareejinta Dhulalka gobolada iyo degmooyinka.
  3. Kala wareejinta Beeraha gobolada iyo degmooyinka.
  4. Kala wareejinta Hibada guryaha,dhulalka iyo beeraha.
  5. Kala wareejinta sheerarka shirkadaha lakala gadanayo.
  6. Dhismaha shirkadaha wadaniga ah.
  7. Qoraalada guud iyo kuwa gaarka ah.
  8. Qorista wakaaladaha guud iyo kuwa gaarka ah.
  9. Talo bixin dhamaan qodobada aan soo sheegnay.
  10. Hubinta dukuniintiyada dhamaan lakala gadanayo ama la hibeynayo.

Nootaayadu waxa ay kaloo kuu haysaa in ay dhulal kaaga soo wareejiso gudaha Soomaaliaya sida Hargeysa,Boosaaso,Garoowe,Kismaayo,Gaalkacyo iyo meelo kale sida dalka dibadiisa ay kamid yihiin:- Dubai,Jabuuti,Adis aba iyo Kenya xafiisku waxa uu ku shaqeeyaa maqal iyo muuqaal (Digital Camiro) iyo qraal casri ah oo computerised ah.

Waxaa kaloo intaas dheer in xafiisku uu faracyo ku leeyahy Ceelasha biyaha,Bakaaro,kalkaal, kasoohorjeedka Baar Abuukar.

Saciid Nootaayo Magaca maamulaha: Dr Saciid Cali Cosoble (Saciid Nootaayo)
F.G :- Waxaa intaas dheer in xafiisku uu kuu hayo guryo,dhulal,goofaf,beero oo beec ah iyo kiro intaba wuxuu kaloo kuu hayaa talooyinka laxariira arimaha aan kor kusoo sheegnay adigoo wixii faafaahin ah ku soo buuxinaya form ka hoose.

 

Contact Page

 

Name: (Required)
E-mail Address: (Required)

Tell_Phone:


Your Comments:



BACK TO MAING PAGE


Copyright © 2009-2013 Mugadishu Public Notary All rights reserved